Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday Tusmada kitaabka Mowduuca Bogga 1. Tusmo ……….………………………………1 2. Ducada Furfurashada ……………………..4 3. Mahadnaq …………………………………..6 4. Gogoldhig ……...……………………………7 5. Hordhac ...……....…………………………..12 6. Nabi Ibraahiim, Xaaskiisa Iyo boqorkii faajirka ahaa ...............................................................17 7. Habar khayrka aad ugu hanweyn ..............26 8. Dhagaxii la cararay maradii Nabi Muuse.. 33 9. Qorraxda oo Ilaahay Nebi Yuushac u joojiyey ..38 10. Samirkii Nabi Ayyuub ..………......……......44 11. Labo dumara oo mid wiilkeedii Yey ka cunay …52 12...
Waa qoraa Soomaaliyeed oo xoogga saara wacyigalinta iyo walaalaynta bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu ummaddiisa la jecelyahay khayr oo dhan. Wuxuu ka xanuunsanayaa wax kasta oo dadkiisa soo gaara oo adduun ama aakhiro wax yeelaya. Wuxuu diyaar u yahay inuu diintiisa iyo dadkiisa u huro wax kasta oo uu u heli karo.