Hawada ha raacina
Qofkii raaca waxa naftiisu jeceshay jidka Ilaahay wuu ka habaabayaa ee xaqa ha lagu dhago oo ha laga digtoonaado raacista nafta iyo shaydaanka. Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee hawadu keento waxaa ka mida: in xaqa oo iska ca
اتباع الهوى | موقع إمام المسجد

d laga leexdo, waliba qofka hawada jacaylkeeda la cabsiiyey indho iyo dhago kale ma leh. Waxay ku xambaartaa caddaalad daro uu u eexdo cidda hawadiisu raacsan tahay, uuna ka eexdo cidda hawadiisu diidantahay.
Bal khudbadaana akhri si aad wax uun uga fahamtid khatarta hawa raacistu: http://www.alimam.ws/ref/1580
Bal khudbadaana akhri si aad wax uun uga fahamtid khatarta hawa raacistu: http://www.alimam.ws/ref/1580
اتباع الهوى | موقع إمام المسجد
Comments
Post a Comment