Tacsi
Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa Sheekh C/fattaax Xasan Axmed (Shimbirow) oo aabbihiis xalay ku geeriyooday dalka Holland. Waxaa kale oo aan tacsi taa la mid ah u dirayaa dhamaan ehelada iyo qaraabada Xasan Axmed )(Shimbirow), Ilaahayna waxaan uga baryayaa in uu sabar ku wada arzuqo, musiibada ku dhacdayna khalaf wanaagsan ka siiyo, maydkoodana uu u dambi dhaafo, una naxariisto.
إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده بأجل مسمى
إنا لله وإنا إليه راجعون

Comments
Post a Comment