Xaajiyad Nafiisa Alqarmaazii oo toddobaatan jir ah, sanad iyo bar ka horna indha-beeshay ayaa markay sujuudday maalintii Carafa aragtay midabada khaymadii ay daganayd iyo dumarkii ag fadhiyey wajiyadooda. Xaajiyada oo kalsooni ku qabtay in Rabbigeed aragga usoo celin doono ka dib markay timid dhulka barakaysan ayaa Alle ducadeedii u aqbalay. Qisada oo faahfaahsan ka akhri Bogga Aljazeera.net:
http://www.aljazeera.net/news/pages/c1a97237-09f9-4c5a-8410-62d8a280baeb
http://www.aljazeera.net/news/pages/c1a97237-09f9-4c5a-8410-62d8a280baeb
Comments
Post a Comment