Soo diristii nabiga waxaa kasoo wareegay 1448 sano, hijradiisiina 1435 sano, geeridiisiina 1425 sano.
Nabiga rumee oo jeclow oo raac diintiisa, salligiisana badi, cid kalena haka dooran.
Ku dadaal inaad shafeecadiisa heshid, calankiisa hoos harsatid, xawdkiisana (dar) ka cabtid.
Ilaahay intaasba haku waafajiyo, Ilaahyna bari, ana ducada ha iga hilmaamin.

Comments
Post a Comment