Goorma ayuu nabigu dhashay?
Waxaan idinka hilmaamay in nabigu dhashay1488 sano ka hor. Isaga oo afartana sano jira ayaa Alle soo diray, 13 sano ayuu Makka diinta ku baaqayey, 10 sano wuxuu diinta ka faafinayey Madiina.
Sannadkii 1436aad ee hijrada ayaa bilowday ee Ilaahay ha inooga dhigo sannad khayr oo muslimiintu diintooda usoo wada noqdaan, ku walaaloobaan diinta, ku midoobaan, cadowgoodana kagaguulaystaan gaar ahaan Soomaali Ilaahay dhibaatada ay ku jirto haka saaro, khayr oo dhana ha u furo, quluubtoodana ha isu dumo... Aamiin.

Comments
Post a Comment