Waxaa jira firqo lagu magacaabo Khawaarij oo diinta ka siibatay oo nabigu amray in lala dagaalamo; si diinta looga badbaadiyo. Waxaa kale oo jira burcad khatar ku ah dadweynaha naftooda, maalkooda iyo sharaftooda oo sharcigu amray in lala diriro. Waxaa labadaas ku seddex ah qolo la dhoho: Bughaat oo dowladda khatar ku ah.
Taa macneheedu waxaa weeye in Al-shabaab ay isku darsatay shaqooyinkii seddexdaas kooxood sida kala gaar gaarka ah u qaban jireen.
Taa macneheedu waxaa weeye in Al-shabaab ay isku darsatay shaqooyinkii seddexdaas kooxood sida kala gaar gaarka ah u qaban jireen.
Comments
Post a Comment