Skip to main content

Dr. Zakir Naik iyo duruus xeeldheer oo ku jirta dulmiga lugu hayo

Ma aha in Sheekhu argagixiso yahay iyo in dulmiga lugu hayo kaligi ku gaaryahay ee waa olole iyo qorshe guud oo bah gaalaad meelay joogaan iyo magac ay leeyihiinba isugu habar-wacdeen la dagaalanka diinta islaamka iyo dadka ku baaqaya iyaga oo u adeegsanaya magacyo iyo kaarar kala duwan.
Dr. Yuusuf Qardaawi oo ka mid ah culimada caalam al-islaami ugu waaweyn baa loo diiday inuu dalka Ingiriiska dacwo u tago, dhawaana dowlada Denmarka ayaa soo saartay qaraar ay rag culimo waaweyn ah kaga mamnuucayso imaanshaha dalkeeda, ka horna waxaa lugu shirqoolay Dr. Caa'id Alqarni dalka Philippians, haddana waa tan Dr. zakir la tuhmaystay, loona kaashaday Inrepol.
Saynu niri arrintu argagixisonimo iyo dhib ay gaysteen maahee waa diidmo bah gaalo isku raacsantahay in ay cid saamayn dunida ku leh samayso waxqabad weyn oo muuqda ama isbadal samayn kara.
Waa hubaal inay ku taageeraan kuwa ay argagixisada ku sheegayaan hub, dhaqaale, xog iyo codba maadaama ay dano gaara u fulinayaan ama dhib u gaysanayaan islaamka iyo muslimiinta, dhinaca kalena qof iyo hay'ad wax weyn u taraya diinta islaamka iyo dadkeeda waa diido iyo la dagaalan xataa haddaanu hub iyo awood isticmaalayn.
Gabagabadii yaana war kugu asqaysiine halkaan ka akhriso maqaalkaan oo kulansaday xog iyo falanqaynba: http://almoslim.net/node/279301

Comments

Popular posts from this blog

Walaalnimo

1- waa in ummadda muslimka ah ka nabadgasho afkaaga iyo addinkaaga oo aadan midna ku waxyeelayn naftooda, maalkooda iyo sharaftooda. 2- waa in aad ula dhaqantid sida naftaada adoo ka duulaya xadiiskii nabiga ee ahaa "qofkiin mu'min noqon maayo ilaa uu walaalki la jeclaado waxa uu naftiisa la jecelyahay" ogow walaalku waa walaalka diinta. 3- darajada seddexaad waxaa weeye inaad walaalka naftaada wax uga doortid oo aad u hurtid waxaad aad ugu baahantahay. Haddaba adiga oo xasiloon si dagan uga fakar ninka oranaya: diinta iyo ehelkeeda ayaan wax u tarayaa oo wax uu muslimiinta y tara iska daaye ay ka maan heli waayeen.

فتوى العلماء في التحذير عن منهج حسان حسين التكفيري

بسم الله الرحمن الرحيم فتوى العلماء في التحذير عن منهج حسان حسين التكفيري بعث بعض الطلاب الصوماليين في الجامعة الإسلامية بالمدينة النبوية سؤالا حول منهج حسان حسين العقدي إلى علماء الصومال، وفيما يلي نص السؤال: إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره ونستهديه ونعوذ بالله من شرور أنفسنا وسيئات أعمالها من يهده الله فلا مضل له ومن يضلل فلا هادي له وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له وأشهد أن محمدا عبده ورسوله وبعد: فإن الله سبحانه وتعالي قد قيض لهذا الدين في كل زمان عدولا ينفون عنه تحريف الغالين وانتحال المبطلين وتأويل الجاهلين، وأمر بالرجوع إليهم في أمور الدين حيث قال سبحانه (فاسألوا أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون)، فهم مصابيح الدجى وأئمة الهدى، إليهم يفزع بعد الله في أوقات الفتن، واشتباه الحق بالباطل، ونحن طلاب الجامعة الإسلامية بالمدينة النبوية  نكن محبة لا توصف واحتراماً تقتضيه الديانة لعلمائنا الأفذاذ في الصومال الذين أحيا الله بهم منهج السلف بعد موات، وهدى بسببهم جموعاً لا تعد ولا تحصى، ونسأل الله أن يجزيهم عنا وعن المسلمين في الصومال خير ما جزى عالماً عن أمته وداعياً

Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday

Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday              Tusmada kitaabka   Mowduuca                                                Bogga 1. Tusmo ……….………………………………1 2. Ducada Furfurashada ……………………..4 3. Mahadnaq …………………………………..6 4. Gogoldhig ……...……………………………7 5. Hordhac ...……....…………………………..12 6. Nabi Ibraahiim, Xaaskiisa Iyo boqorkii faajirka ahaa ...............................................................17 7. Habar khayrka aad ugu hanweyn ..............26 8. Dhagaxii la cararay maradii Nabi Muuse.. 33 9. Qorraxda oo Ilaahay Nebi Yuushac u joojiyey ..38 10. Samirkii Nabi Ayyuub ..………......……......44 11. Labo dumara oo mid wiilkeedii Yey ka cunay …52 12. Nabi Suleymaan oo ilmo hal jeex   ah u dhashay 58 13. Shan waxyaabood oo Ilaahay Nabi Yaxye ku amray . ...64 14. Nabi ay qowmkiisii cajabgaliyeen! ..............76 15. Nabigii quraanyada gubay ………………..81 16. Daanyeer nin ganacsade ah lacagtiisii barkeed badda ku riday!