Skip to main content

Baladii heshay been ku dhaarte! (Qeybta 1aad)

Meharad ayaa u furnayd, dadkuna lacagaha ayay u dhiiban jireen, isaguna intuu warqad ku laalaabo ayuu dusha kaga qori jirey magaca qofka iyo lacagta tiradeeda.
Wuxuu u safri jirey Cadan, meheradana dad buu uga tagi jirey. Maalinkii dambe ayaa nin lacag u dhiibtay, isaguna sidii caadada u ahayd ayuu dusha kaga qoray magaca iyo tirada lacagta.
Maalinkii dambe ayuu sidiisii Cadan u safray, meheradiina wiil yar oo uu dhalay uga tagey, nin oday ahna wuxuu ku yiri wiilka meesha la ogow.
Ka dib wiilkii waxaa u yimid ninkii odayga lacagta u dhiibtay, kolkii uu lacagtii siiyeyna wuxuu ku yiri lacagtaydu intaan way ka badnayd!. Oo soo tan tiradu kuugu qorantahay?.
Ninkii wax la sugaba waa yimid iyo sidaan ayaa dhacday. Lacagtaadu intaan bay ahayd iyo way ka badnayd. Ku dhaaro iyo hawraarsan. Dhaar beena iyo hoo!.
Ninkii isagoo xoolo booli ah iyo dhaar been ah isku wata ayuu la carraabay. Mise aqalkii gubay, ooridii ku dhimatay, isagiina il ka dhacday!.
Subaxdii waa kan isaga oo il la' oo aqal la' oo afo la' oo wax doon ah!.
Gabagabadii waxaa la yiri ninbaa nin dabada waran ka galiyey. Ka geed buu fuulay, waana ka soo dhacay, geed xaskul ah ayaana dabada ka galay. Kolkaas buu yiri: waan ogaa in Ilaahay dadka u kala aargudo lkn ma ogayn inuu dubur dubur ugu aaro!. Ninkaana xaalkiisu wuxuu leeyahay waa ogaa in Ilaahay madluumka u hiilliyo lkn hiilkaan degdega ah ma ogayn.

Comments

Popular posts from this blog

Walaalnimo

1- waa in ummadda muslimka ah ka nabadgasho afkaaga iyo addinkaaga oo aadan midna ku waxyeelayn naftooda, maalkooda iyo sharaftooda. 2- waa in aad ula dhaqantid sida naftaada adoo ka duulaya xadiiskii nabiga ee ahaa "qofkiin mu'min noqon maayo ilaa uu walaalki la jeclaado waxa uu naftiisa la jecelyahay" ogow walaalku waa walaalka diinta. 3- darajada seddexaad waxaa weeye inaad walaalka naftaada wax uga doortid oo aad u hurtid waxaad aad ugu baahantahay. Haddaba adiga oo xasiloon si dagan uga fakar ninka oranaya: diinta iyo ehelkeeda ayaan wax u tarayaa oo wax uu muslimiinta y tara iska daaye ay ka maan heli waayeen.

فتوى العلماء في التحذير عن منهج حسان حسين التكفيري

بسم الله الرحمن الرحيم فتوى العلماء في التحذير عن منهج حسان حسين التكفيري بعث بعض الطلاب الصوماليين في الجامعة الإسلامية بالمدينة النبوية سؤالا حول منهج حسان حسين العقدي إلى علماء الصومال، وفيما يلي نص السؤال: إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره ونستهديه ونعوذ بالله من شرور أنفسنا وسيئات أعمالها من يهده الله فلا مضل له ومن يضلل فلا هادي له وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له وأشهد أن محمدا عبده ورسوله وبعد: فإن الله سبحانه وتعالي قد قيض لهذا الدين في كل زمان عدولا ينفون عنه تحريف الغالين وانتحال المبطلين وتأويل الجاهلين، وأمر بالرجوع إليهم في أمور الدين حيث قال سبحانه (فاسألوا أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون)، فهم مصابيح الدجى وأئمة الهدى، إليهم يفزع بعد الله في أوقات الفتن، واشتباه الحق بالباطل، ونحن طلاب الجامعة الإسلامية بالمدينة النبوية  نكن محبة لا توصف واحتراماً تقتضيه الديانة لعلمائنا الأفذاذ في الصومال الذين أحيا الله بهم منهج السلف بعد موات، وهدى بسببهم جموعاً لا تعد ولا تحصى، ونسأل الله أن يجزيهم عنا وعن المسلمين في الصومال خير ما جزى عالماً عن أمته وداعياً

Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday

Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday              Tusmada kitaabka   Mowduuca                                                Bogga 1. Tusmo ……….………………………………1 2. Ducada Furfurashada ……………………..4 3. Mahadnaq …………………………………..6 4. Gogoldhig ……...……………………………7 5. Hordhac ...……....…………………………..12 6. Nabi Ibraahiim, Xaaskiisa Iyo boqorkii faajirka ahaa ...............................................................17 7. Habar khayrka aad ugu hanweyn ..............26 8. Dhagaxii la cararay maradii Nabi Muuse.. 33 9. Qorraxda oo Ilaahay Nebi Yuushac u joojiyey ..38 10. Samirkii Nabi Ayyuub ..………......……......44 11. Labo dumara oo mid wiilkeedii Yey ka cunay …52 12. Nabi Suleymaan oo ilmo hal jeex   ah u dhashay 58 13. Shan waxyaabood oo Ilaahay Nabi Yaxye ku amray . ...64 14. Nabi ay qowmkiisii cajabgaliyeen! ..............76 15. Nabigii quraanyada gubay ………………..81 16. Daanyeer nin ganacsade ah lacagtiisii barkeed badda ku riday!