La xiriir Macallin Yasin C/lahi, waana ninka ay dhinacyo fadhiyaan Macallin Mukhtaar iyo Sh. Fu'aad.
Macallin Yasin waxaa u yeerta ninkii dhiganaya Meher iyo Aroos aan qaali ahayn.
Galabta ayuu nugu yiri: maanta ayaan seddex isu nikaaxshaye kaalaya shaah idin soo siiyee!. Annaguna waan aqbalnay oo hadda shaah baan ka cabbaynaa, waliba seddexda reerba waa u ducaynay maadaama aysan xadgudub samayn.
https://www.facebook.com/alwaqaar/photos/a.646869842034890.1073741826.432162270172316/789926464395893/?type=1&theater

Comments
Post a Comment