Skip to main content

Dumarkii go'aansaday inay shuruud la'aan guursadaan

Nin magaalo kale ka yimid ayaa noo sheegay in dumar garoobo ah ay ka shireen arrinta guurka, waxayna ka eegeen dhinacyo badan. Wuxuu yiri: gabar ka mid ah ayaa tiri sidii aynu nin walba shuruud ugu xirayney ama u diidayney ayaa gabdheheenii inamo waaweyn noqdeen, dhawaana suuqa ayaynu ka baxayaan haddaynaan is daba waban.

Arrintii wax la rogrogaba waxaa la go'aamiyey:
1. In gabar walba sida ugu dhaqsaha badan u guursato oo iyadu nin doonato.
2. In ninkii u yimaada aan shuruud lugu xirin ee hadday dantu keento ay darin kula seexato.
3. In aan ninka loo eegin xaas buu leeyahay iyo in kale ama xoolo iyo xoolo la'aan ee ujeeddadu noqoto in aan helno nin iyo ilmo.

Wuxuu yiri markii ay go'aankaas gaareen toddobaadkii ugu horreeyey siddeed ka mid ah ayaa aroosay.

Waxaan is iri sababta ugu weyn ee gabdhahaan guursiga degdega ah iyo inay sahlaan ku bixisay waa in aysan ka cabsan dadka afkooda ee ay dantooda ka fakareen iyo inay is dhiirrigaliyeen, isuna garaabayaan oo aanay isku diganayn ama is foorjaynayn.

Dhinac kale markii aan kaa tuso gabadha weyn ee garoobka ah ee arrinta nafteeda wax laga weydiinayo hadday iska horwareejiso caqabadaha shaydaan ee aan sharcigu dajin oo ay si diinta waafaqsan u guursato ma eed baa mise waa ammaan?.

Tan kale gabadha da'ahaan iyo garaad ahaanba uga yar ee diinta ku tumatay oo is meher xaday ayaa mudan in loo noxo oo la samatabixiyo ee qoftaani hambalyo, bogaadin, duco iyo in mowqifkeeda lugu taageero ayay mudantahay.

Gabagabadii gabdhahaasi waddo toosan bay mareen, ku dayasho ayayna mudanyihiin ee gabdhow idinkuna haka gaabinina.

Comments

Popular posts from this blog

Walaalnimo

1- waa in ummadda muslimka ah ka nabadgasho afkaaga iyo addinkaaga oo aadan midna ku waxyeelayn naftooda, maalkooda iyo sharaftooda. 2- waa in aad ula dhaqantid sida naftaada adoo ka duulaya xadiiskii nabiga ee ahaa "qofkiin mu'min noqon maayo ilaa uu walaalki la jeclaado waxa uu naftiisa la jecelyahay" ogow walaalku waa walaalka diinta. 3- darajada seddexaad waxaa weeye inaad walaalka naftaada wax uga doortid oo aad u hurtid waxaad aad ugu baahantahay. Haddaba adiga oo xasiloon si dagan uga fakar ninka oranaya: diinta iyo ehelkeeda ayaan wax u tarayaa oo wax uu muslimiinta y tara iska daaye ay ka maan heli waayeen.

فتوى العلماء في التحذير عن منهج حسان حسين التكفيري

بسم الله الرحمن الرحيم فتوى العلماء في التحذير عن منهج حسان حسين التكفيري بعث بعض الطلاب الصوماليين في الجامعة الإسلامية بالمدينة النبوية سؤالا حول منهج حسان حسين العقدي إلى علماء الصومال، وفيما يلي نص السؤال: إن الحمد لله نحمده ونستعينه ونستغفره ونستهديه ونعوذ بالله من شرور أنفسنا وسيئات أعمالها من يهده الله فلا مضل له ومن يضلل فلا هادي له وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له وأشهد أن محمدا عبده ورسوله وبعد: فإن الله سبحانه وتعالي قد قيض لهذا الدين في كل زمان عدولا ينفون عنه تحريف الغالين وانتحال المبطلين وتأويل الجاهلين، وأمر بالرجوع إليهم في أمور الدين حيث قال سبحانه (فاسألوا أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون)، فهم مصابيح الدجى وأئمة الهدى، إليهم يفزع بعد الله في أوقات الفتن، واشتباه الحق بالباطل، ونحن طلاب الجامعة الإسلامية بالمدينة النبوية  نكن محبة لا توصف واحتراماً تقتضيه الديانة لعلمائنا الأفذاذ في الصومال الذين أحيا الله بهم منهج السلف بعد موات، وهدى بسببهم جموعاً لا تعد ولا تحصى، ونسأل الله أن يجزيهم عنا وعن المسلمين في الصومال خير ما جزى عالماً عن أمته وداعياً

Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday

Seddex iyo soddon qiso oo rasuulka ka sugnaaday              Tusmada kitaabka   Mowduuca                                                Bogga 1. Tusmo ……….………………………………1 2. Ducada Furfurashada ……………………..4 3. Mahadnaq …………………………………..6 4. Gogoldhig ……...……………………………7 5. Hordhac ...……....…………………………..12 6. Nabi Ibraahiim, Xaaskiisa Iyo boqorkii faajirka ahaa ...............................................................17 7. Habar khayrka aad ugu hanweyn ..............26 8. Dhagaxii la cararay maradii Nabi Muuse.. 33 9. Qorraxda oo Ilaahay Nebi Yuushac u joojiyey ..38 10. Samirkii Nabi Ayyuub ..………......……......44 11. Labo dumara oo mid wiilkeedii Yey ka cunay …52 12. Nabi Suleymaan oo ilmo hal jeex   ah u dhashay 58 13. Shan waxyaabood oo Ilaahay Nabi Yaxye ku amray . ...64 14. Nabi ay qowmkiisii cajabgaliyeen! ..............76 15. Nabigii quraanyada gubay ………………..81 16. Daanyeer nin ganacsade ah lacagtiisii barkeed badda ku riday!