Wuxuu ahaa siyaasiga beesha. Wuxuu balanqaaday inuu tolka wax weyn u qabto. Maalinba sheeko hor leh buu u saaraa. Iyaguna hadba tan cusub bay la boodaan, tii horena isma weydiiyaan.
Wuxuu maalinba mowjad u saaraba maalinkii dambe wuxuu ku wargaliyey in markab waxyaabo badan sida soo socdo, loona baahanyahay in dhirta laga baneeyo meeshii markabku kusoo xiran lahaa. Ogow waa hawd jiq ah.
Wuxuu ogaaday in aysan marna ku oranayn waxaan suurtagal maaha ama beenta naga daa; sidaa darteed wax walba wuu kula dhiiranayaa.
Maxaa hoggaamiyuhu tolka sidaan ugu galayaa?. Maalkooda iyo wiilashooda ayuu sheekooyinkaas ku qaadanayaa. Dadkuna sheeko lala marqaamo haddaanloo sheegin wax weyn bixin mayaan.

Comments
Post a Comment