Gabar baa telefoonka usoo dirtay, waxayna ku tiri: fadlan ma is baran karnaa?. Wuxuu yiri: telefoobkayga waa la dhagaysanayaa, waana la qorayaa hadalka oo dhan. Waxay weydiisay yaa dhagaysanaya?. Wuxuu ku yiri: Ilaahay baa waxa aan ku hadlaynoo dhan og, waana la qorayaa!. Gabadhii jawaabtaas waxay ku noqotay wax aysan filayn, waligeedna ka fakarin.
Gabadhaas iyo dadka la nooca ah waxaa dareen weyn galin lahaa in la yiraahdo qalab hadalka duubaya ayaa ku rakiban ama xarunta ayaa lagala socdaa laakiin in xagga Rabbi lagala socdo xisaabta kuma darsan.
Ka warama haddii wiilasheena iyo gabdheheenu wiilkaas oo kale wada noqdaan?. Waa hubaal haddii dhalinyaradeenu sidaas oo kale u fakati lahaayeen in bulshada Soomaaliyeed ay noqon lahayd si ka duwan sida ay hadda tahay ee qof walbow ka qaybqaado sidii aynu heerkaas u gaari lahayn yar iyo wayn, rag iyo dumar, madax iyo majo, hodon iyo faqiir, miyi iyo magaalo.

Comments
Post a Comment